Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa kuraasta aqalka sare.

Qoraalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha aqalka sare ay kamid yihiin, in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed, in Dhimirkiisu dhan yahay iyo in da’diisu aysan ka yarayn 25 sano.

Halkan ka akhriso Habraaca Doorashada Aqalka sare

 

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.