Read Time:16 Second
Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qabashada Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda maamulkaas.
Xubnaha la magacaabay ayaa ka kooban 12 xubnood oo ka tirsan golaha Baarlamanka Galmudug.
Madaxweynaja Galmudug ayaa lagu wadaa inuu wareegto ku soo saaro liiska Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare inkastoo culeysyo badan ay saaran yihiin.
Muqdisho-Somalia