Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Maanta Shaqada Laga Joojiyay + Akhri * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Maanta Shaqada Laga Joojiyay + Akhri

Waxaa maanta shaqada laga joojiyay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur waxaana shaqada ka joojiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Ibraahin IIdle Saleebaan .

Warqad ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Ibraahin IIdle Saleebaan ayaa shaqada looga joojiyay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir.

Ilaa iyo hada lama oga sababta shaqada looga joojiyay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur.

xil-qaadis

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!