Gudoomiyihii Hiiraan Oo Xilka Laga qaaday

Read Time:20 Second

Beladweyn ( mareeg News ) Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa laga qaaday xilkii gudoomiyihii gobolka kadib wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Guddoomiyaha gobolka ayaa loo magacaabay Cabdulaahi Axmed Maalim, xilka qaadistaas lagu sheegay in baahi loo qabo isbadal lagu sameeyo maamulka gobolka.


Halkan ka akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiska madaxweyne Waare.




About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %