Gudoomiye Taabit Oo Ka Hadlay Fal Shalay Ka Dhacay Isgoyska KM4 * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Gudoomiye Taabit Oo Ka Hadlay Fal Shalay Ka Dhacay Isgoyska KM4

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa bartiisa facebook soo dhigay Xalay inuu aad uga xunyahay  falkii ay maalintii shalay aheyd ay ku kaceen Ciidanka AMISOM oo ay ku dhibaateen muwaadin Soomaaliyeed Xili gaarigiisa uu ku watay wadada  KM4.

“Waxaan marka hore raali gelin u dirayaa Muwaadinka Soomaaliyeed ee gaarigiisa waxyeelada ay kasoo gaareen marna raali kama ihi in Muqdishaawiga ama Muwaadin Soomaaliyeed dhib loo gesto”ayu yiri Taabit

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay  la xiriireen AMISOM, jawaab deg deg ah ay ka sugayaa.

Sidoo kale waxa uu sheegay Gudoomiye Taabit in ay fari doonaan in ay ka bixiyaan Magdhawna ayna Cadaaladana ay horkeenaan Sskirigi dhibka geystay .

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More