
Read Time:16 Second
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in goordhow Magaaladaasi lagu dilay Allaha u naxariistee Gudoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Bari Khalar Buncun.
Rag Hubeysan ayaa la sheegay in ay dileen Khalar Buncun, islamarkaana ay goobta baxsadeen.
Gooobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamada amanaka Maamulka Puntland.