Gudoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay mas’uuliyiin Turkish+Sawirro

Read Time:26 Second

Gudoomiyaha Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin ayaa la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax ka mida hay’daha Bisha Cas iyo TIKA ee somaaliya ka hawlgala,

Gudoomiyaha iyo Madaxda Safaradda Dalka Turkiga ayaa ka wada hadlay xoojinta hawlaha gargaar iyo garab istaag ay ka wadaan dalka isagoo kaga mahadceliyay taageeridda iyo garab istaaga umada soomaaliyeed,

Ugu danbayn Safiirka iyo Madaxda kale ayaa ballan qaadeen in ay hay’ adda Maaraynta Musiibooyinka si dhaw ula shaqey doonaan , si aabaarta iyo khataraha kaleba wax looga qabto.

May be an image of 7 people and people standing

May be an image of 2 people, people standing and indoor

May be an image of 2 people and people standing

Muqdisho-Somalia

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Average Rating

5 Star
0%
4 Star
0%
3 Star
0%
2 Star
0%
1 Star
0%

Leave a Reply