Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xariga Ka Jiray Dib U Dhiska Degmada Bondheere & Isdhaxgalka Bulshada + Sawirro
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabib Cabdi Maxamed oo Xariga Ka Jaray Daah furka Dib u dhiska Degmada Bondheere iyo isdhaxgalka Bulshada.
Xafladaan ayaa waxaa Soo diyaariyay Maamulka Degmada Boondheere ee Gobolka Benaadir.
Gudoomiyaha Degmada Boondhere Mro Seynab yuusuf Wehliyeayaa Shegtay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Boondheere in ay yihiin Bulsho Jecel Dowladnimada Kana Shaqeeyan Degmada.
Ugu Danbeen Waxaa Qudbad ka Jeediyay Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed oo Bulshada Boondheere kula Dardaarmay in ay ka shaqeeyan Aminga iyo Nadaafad Degmada Bondhere.
Comments are closed.