Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xaflad Maamuus ah u sameeyay Ciyaartooyda 17 Jirada Qaranka soomaaliya

Read Time:31 Second

muqdisho (mareeg News) Gudoomiyaha gobolka baandir ahna duqa magaalada muqdisho Abdirahman omar osmaan Eng Yariisow Ayaa Xaflad dhiirigelin ah Ugu sameeyay xarunta dowlada hoose ee xamar Dhalinyaradii Xulka qaranka ku mataleeysay koobka 17 CCAFA.



sidoo kale Xaflada waxaa  kasoo qeeyb galay mashhliyiin kala duwan iyo marti sharaf badan o uu ugu horeeyo Raiisul wasaare ku xigeenka soomaliya  Mahdi mohamed gulled

Duqa caasimada ayaa dhalinyarada uga mahadceliyay dadaalkooda waxuuna ku amaanay daalka ay sameeyeen iyo heerka ay soo gareen.



ugu dambeen RW ku xigeenka ayaa dhalinyarada u sheegay in xukuumadu il gooni ah u lahaan doonto.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %