Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq, Ibraahim Kajigo oo ku dhaawacmay qarax miino

Read Time:28 Second

Mareeg.com: Qarax ka dhashay miido ayaa maanta ka qarxay baar uu u nasasho tegi jiray gudoomiyaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, waxaana halkaas ku dhaawacmay 6 ruux oo uu gudoomiyuhu ka mid yahay.

Gudoomiyaha Degmada Ceelwaaq, Ibraahim Guuleed Aadan (Kajigo) iyo sarkaal ka tirsan ciuidamada iyo 4 askari ayaa qaraxaas ku dhaawacmay, sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka Ceel-waaq Sahal Macallin Aadam.

Dhaawaca gudoomiyaha ayaa loola caray dhanka Ceelpwaaq Kenya oo saaran Ceel-waaq Soomaaliya.

Ceelwaaq waxaa galabta ka soconaayo hawlgal ballaaran oo lagu baadi gaabayo dadkii qaraxaas dhigay.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %