Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka” * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”

Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab ee soo gala degmadaasi.

 

Gudoomiyaha degmada Baraawe ayaa Radio u sheegay iney socdaan howlgallo xoog leh oo lagu furaayo waddooyinka mara deegaannada hoos yimaada degmada Baraawe, kuwaasoo uu sheegay in meelaha qaar ay jareen maleeshiyaadka Shabaab.

 

Dhinaca kale wuxuu tilmaamay iney maamullo u sameeyeen dhamaan tuulooyinka hoos ymaada degmada Baraawe isagoo xusay in maamulladaasi ay wax ka qaban doonaan dhamaan baahiyaha ka jira deegaannadaasi.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!