Mareeg Media
Somalia

Guddoomiyihii Awdheegle oo qarax lagu dulay

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Yarow.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa xaqiijiyey in qarax miino oo loo dhigey uu gudaha degmada Awdheegle ugu geeriyooday Guddoomiyihii degmadaas.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in sidoo kale qaraxaas ay waxyeelo kasoo gaartay Ciidamo ilaalo u ahaa oo la socday.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee ku sugan Awdheevle ayaa waxaa ay halkaasi ka wadaan howlgallo ay ku aadi goobayaan dadkii ka dambeeyey qaraxa lagu dilay guddoomiyaha.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!