Guddoomiye Thaabid Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Safiirka Turkiga U Fadhiya Soomaaaliya + Sawirro

Read Time:38 Second

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar.

Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay horumarinta Caasimadda Muqdisho iyo sida ay iskula shaqeyn lahaayeen, islmarkaana ay isaga kaashan lahaayeen waxqabadkooda ku aadan casriyeynta Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa shalay Galabta Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Saalax Sh Maxamed Shirka Waxaa Goob Joog Ka ahaa Ku Xigeenada maamulka Gobolka Banaadir Xoghayaha Guud Subeyda Maxamed Mukhtaar iyo Gudoomiyasha 17 Degmo ee Gobolka Banaadir.

Shirka Waxa Looga Hadlay Dardargalinta Amniga Nadafada iyo Sidii Loo hormarin lahaa Magaalada Muqdisho Sida Dib u dhiska Wadooyinka.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %