Guddoomiye Muuse Macalin oo ka hadlay arimaha Cadaalada (DAAWO)

Read Time:21 Second

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka 2019-kii ee Wasaaradda Cadaalladda ee Xukuumadda Soomaaliya.

Guddoomiye Muuse oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiin ku sugnaa madasha ayaa ka hadlay dhowr qodob oo ku saabsan arimaha cadaalladda Dalka.

Garyqaan Muuse ayaa sidoo kale soo hadal qaaday arimaha DNA-da, markii la doonayo in xal laga gaaro Kiisaska Kufsiga.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %