Guddoomiye Mursal Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay + Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Amb Mohamed Mursal Sheikh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Burhaan Maxamed oo ku soo guuleystay tartanka Qur’aanka ee Dubai lagu qabtay.
Comments are closed.