Guddoomiyaha Maxkamadda G. Banaadir: Waa muhiim barashada Kuliyada Qaanuunka [DAAWO]
Muqdisho, Somalia – Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Muuse Macalin Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay Xalfad qalin jibin aheyd oo Arday dhameysatay Kuliyada Sharciga & Qaanuunka loogu qabtay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiye Muuse ayaa ka hadlay muhiimada ay dalkan u leedahay barashada Kuliyada Qaanuunka.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in horumar lagu gaari karo ka shaqeyn cadaallad ay u siman yihiin bulshada Soomaaliyeed.
Comments are closed.