Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo diyaarad gaar ah ay Muqdisho Keentay

Read Time:18 Second

Muqdisho ( Mareeg)-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan ayaa lagu soo warramayaa in diyaarad gaar ah oo dowladda Soomaaliya ay u dirtay lagu keenay Magaalada Muqdisho.

 

Cabdifitaax Xasan Afrax Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gelinkii dambe ee maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu wado in lagu Maxkamadeeyo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

 

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.