Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo sheegay iney bilaabayaan doorashada Aqalka Sare * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo sheegay iney bilaabayaan doorashada Aqalka Sare

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland, ayaa maanta war-saxaafadeed qabtay ay ku sharraxayaan halka ay wax marayaan iyo shaqooyinkii u qabsoomay muddadii uu guddigu jiray.

Guddiga ayaa soo saaray qodobo dhowr ah, waxayna barlamaanka Jubbaland ugu baaqeen in ay magacaabaan guddiga doorashada aqalka sare oo ah doorashada ugu soo horaysa ee dhawaan bilaabanaysa.

Guddiga doorashada ayaa dhawaan tagay magaalada Kismaayo, iyagoo ka bilaabay kulamo loogu diyaar garoobayo doorashooyinka dalka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.