Guddiga Doorashada Heer Federal oo isku khilaafay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose

Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa sheegay in aan la isku raacsaneyn habraacii maanta ka soo baxay Guddiga doorashada. Sidoo kale waxaa habraacan diidan Guddiyada doorashada heer Dowlad Goboleedka ee SEIT.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Federaal iyo xubno ka tirsan guddiga ayaa ku madax adeegay inay habraacan soo saaraan, iyagoo ka hordhacay shirka ay u balansan yihiin Golaha Wadatashiga Qaran.

guddiga doorashada heer federal oo isku khilaafay habraaca doorashada aqalka hoose

Muqdisho-Somalia

Abdi Aziz Hassan Ibrahim is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @mareegonline Email: news@mareeg.com