Golaha Wasiirda Puntland oo hortagaya Baarlamaanka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Golaha Wasiirda Puntland oo hortagaya Baarlamaanka

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu wadaa in golihiisa wasiirada horgeyn doona baarlamaanka maamulkaasi,si ay u meel mariyaan.

Xubnaha wasiirada uu soo magacaabay madaxweyne Deni oo ka koobnaa 48 xubnood ayaa maanta hortagi doona baarlamaanka maamulka Puntland,si ay u weydiistaan codka kalsoonida.

Madaxweynaha Puntland ayaa xalay kulamo gaargaar ah kula gargaar ah kula yeeshay xubno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo uu kala hadlay arimo ku saabsan xukuumada uu soo dhisay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!