Golaha Wasiiradda Oo Maanta Magacaabay Safiiro Cusub * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Golaha Wasiiradda Oo Maanta Magacaabay Safiiro Cusub

Warar ay heshaay Shabakada Mareeg.com ayaa waxa ay ku waramayan in Shirka Khmaiislaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ee Maanta lagu meel mariyey Saddex Safiir oo Soomaaliya u fadhin doona Caalamka,kuwaas oo weli aan la sheegay dalalka ay Soomaaliya u fariisan doonaan.

Magacaabista golaha Wasiirada ayaa waxa soo jeediyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,waxana Safiirada la meel mariyey ka mid ah Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,iyo C/risaaq Shoole oo ahaa Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada iyo C/llaahi Maxamed Odawaa.

Ilaa 10 Safaaradood oo soomaaliya ay ku leedahay dalal badan oo caalamka ka mid ah ayaan illigaan laheyn wax Safiirka,waxan safiirada Maanta Golaha Wasiirada ay meel mariyeen ay kusoo bixi doonan Digreeto Madaxweyne

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.