Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqey (Aqri liiska Wasiirada) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqey (Aqri liiska Wasiirada)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa Wax yar kahor ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada, kadib munaasabad daahday oo ka dhacday Xarunta MadaxtooyadaSidoo kale Ra’iisul Wasaare C/wali ayaa Golihiisa Wasiirada mid mid ugu aqrinayay munaasabada xilliga dambe ee caawa ka dhacday Madaxtooyada, iyadoo aanay goob joog ka aheyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xubnaha Golaha Wasiirada la shaaciyey ayaa ka koobay 25 wasiir kuwaasoo kala ah:

1- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
2- Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
3- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
4- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
5- Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
6- Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
9- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Macalin Amiin
8- Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
9- Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
10- Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
11- Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
12- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
13- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Luqmaan Sheekh Ismaaciil
14- Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
15- Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed Baafe
16- Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
17- Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
18- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
19- Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
20- Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
21- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
22- Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
23- Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
24- Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
25- Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.