Golaha Wasiirada Juballand oo shir ku leh Magalada Kismaayo

Read Time:22 Second

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Guriga Martida waxaa ka socda shir ay leeyihiin Golaha Wasirrada Jubbaland,kulankaas oo ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(madoobe), waxaana kulanka looga hadlayaa qodobo muhiim u ah hor u tabinta dowladnimada,amniga,la dagaalanka waxa loogu yeero aragagixisada,maamul daadajinta iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Qodobada kasoo Shirkaasi kasoo baxa kala socda Mareeg.com

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %