Prof: Geedi oo Rajo wanaagsan ka muujiyay soo noqoshada xiriirka Maamul goboleedyada Dalka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Prof: Geedi oo Rajo wanaagsan ka muujiyay soo noqoshada xiriirka Maamul goboleedyada Dalka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya

Ra’isul wasaarihii hore ee dowlada KMG Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in loo baahanyahay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal wasaarihiisa Cabdiwali Sheekh Axmed inay aka shaqeeyaan sidii la isugu xiri lahaa dowlada iyo maamul gobaleedyada ka jira gobalada dalka Soomaaliya. KENYA SOMALIA

Cali Maxamed Geedi ayaa tilmaamay in dowlada uu hogaamiyo madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud ay wax ka baran karto halkii sano oo ay jirtay oo uu sheegay in xiriirka dowlada iyo maamul Gobaleedyada dalka uusan ahayn mid wanaagsan.

Ra’isul wasaarihii hore ee dowlada KMG Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sido kale Rajo wanaagsan ka muujiyay soo noqoshada xirrika Maamul goboleedyada Dalka ka jira iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya, isagoona so dhaweyay isbedelka Cusub ee ku dhacay Maamulka Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!