Garyaqaanka Guud Ee Dowlada Oo Ayiday Go'aan Horay Ay U Gaartay Maxkamadda Sare Ee Dalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Garyaqaanka Guud Ee Dowlada Oo Ayiday Go’aan Horay Ay U Gaartay Maxkamadda Sare Ee Dalka

Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed oo ah Garyaqaanka guud ee dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in uu ayidayo xukunkii horay ay u riday Maxkamadda sare ee dalka kaasi oo ahaa in dib loogu celiyo doorashada 8 kursi oo Khilaaf xoogan la geliyay sharci ahaanshahooda.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa horay u diiday go’aankii Maxkamadda sare ee dalka waxaana ka dhashay arrintaasi muran xooga.

War Qoraal ah oo uu soo saaray Garyaqaanka guud ee dowlada Soomaaliya ayuu ku sheegay inuu ku raacsan yahay go’aankii Maxkamadda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!