
Read Time:18 Second
War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay dagaalka dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya Ciidamadada kala taabacsan labada maamulka.
Galmudug ayaa ku eedeesay dhinaca Puntland dagaalka maanta ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo, waxa ayna sheegeen Galmudug in ciidamo katirsan Puntland duulaan qaawan kusoo qaadeen dhankooda xili ay isku diyaarinayeen hiraglinta Heshiiskii Imaaraatka.

About Post Author
A warsame
Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame
Whatup :+447737886245