Galmudug oo soo saartay Shaxda Masharixiinta Aqalka Sare
Dowlad Gobaleedka Galmudug Soomaaliya ayaa goor dhow soo saaratay Shaxda Masharixiinta Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya kaga Imaanaya Maamulka Galmudug.
Aqriso Magacyada Xubnaha Tartamaya iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan
1-Abgaal- Waceysle
Xildhibaan C/Qaadir Macalin Nuur
ZamZam Daahir Maxamed
2 Beesha Habar Gidir
Saleemaan
3- Kamaal Daahir Guutaale
4-Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)
5-Axmed Cabdi Kaahiye (Qoor Qoor)
Sacad
1-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
2-Maxamed Xuseen Tahliil (Calool-geel)
Ceyr
1-Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud
2-Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi
3-Eng Xasan Maxamuud Maxamed
2-Murusade
Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow Dheg-dheer
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan
3-Mareexaan
Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
Maxamuud Maxamed Samatar
Aamino Cali Maxamed Carkoow
4-Dir
Macalin Cumar Sheekh Ciise
Abuukar Axmed Xaashi
5-Duduble
Cabdulaahi Xasan Nuur
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey)
Comments are closed.