Galmudug oo shaacisay in uu fashilmay Shirkii Garoowe

Read Time:22 Second

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in uu fashilmay shirkii ka socday Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

War  ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay diiday inay ixtiraamto heshiiska Jabuuti ee u dhaxeeyay Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusuna.

Shan maalmood ayaa looga hadlaayay arrimaha Galmudug shirka ka socday Magaalada Garowe, waxaana uu kusoo dhamaaday Fashil ka dib markii labadda dhinac ay xal gaari waayeen.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %