
Read Time:21 Second
Waxaa Maanta Ciidamada Booliska Soomaliland ay sii daayeen gabdhihii ay ugu xireen magaalada Gabiley xirashada calanka Soomaaliya, kuwaasoo la xirey dabaal degyadii xoriyadda ee bishii hore.
Gabdhahan ayey tiradoodu gaareysaa soddon iyo shan, halka ay jiraan toddobo ruux oo kale oo weli ku xiran Magaalada Boorama.
Gabdhahan lasii daayey ayaa ku xirnaa xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley, waxaana intooda badan Dhalinyaradan laga soo xirey Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool bishii hore.
Muqdisho-Somalia