Gaas oo lagu eedeeyay Dagaalka Ka Socda Gumburka ay Ciidanka Puntland… * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Gaas oo lagu eedeeyay Dagaalka Ka Socda Gumburka ay Ciidanka Puntland…

Odayaal iyo Waxgarad Kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ee Xunta Gobolka Sool ayaa ku baaqay in Maxkamad Caalami ah lasoo taago Madaxwaynaha Maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) oo Ku Tilmaameen Daal Ooge.

Odayaasha ayaa ku eedeeyay inuu Hogaaminayo Qayb wayna uu ka yahay dagaalkii iyo Colaada ka taagana Deegaanka Gumburka Cagaarre, Waxayna sidoo kale u mahad celiyeen Madaxwaynihii Hore ee Puntland oo dhowaan isagu sheegay in Ciidankii Puntland ee Difaaca ku jiray dagaalka ka qayb galeen.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!