Gaari Waday Hilbo lagu sheegay kuwa dadka Oo Muqdisho lagu qabtay Halkee lagu hayaa gaariga?

Read Time:26 Second

muqdisho (mareeg news ) Gaari dheyno ah ayaa ciidamada laamaha amniga ee degmada c/casiis ay gacanta ku dhigeen

Gaariga ayaana wuxuu waday hilbo qurmay isla markaasna xalay ayuu magaalada soo galay

dadka deegaanka ayaana ka shakiyay isla markaasna waxay wargaliyeen saldhiga degmada

ciidanka saldhigga degmada ayaana ku soo baxay gaarigii walow shakiga hilbaha ay u badan yihiin hilbo dadeed sida dadka dhami arkay sidaa isku raaceen

Muqdisho ayaana maalmahan waxaa soo noq noqanaya dhacdooyinka cajiibka ah sida sumeynta iyo cirbado iyadana la sheegayo in dadka loo isticmaalayo

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.