Gaari Ay La Socdeen Dad Shacab Ah Oo Maanta Lagu Rasaaseeyay Gobolka Shabeellaha Hoose * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Gaari Ay La Socdeen Dad Shacab Ah Oo Maanta Lagu Rasaaseeyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta gaari Rakaab ah oo ay la socdeen dadka shacab ah ku Rasaaseeyay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Gaariga la Rasaaseeyay ayaa waxaa la sheegay in uu  ka ambabaxay Magaalada Muqdisho isoo kuna sii jeeday Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ugu yaraan 2 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Rasaasta maanta  ay fureen Ciidanka dowlada Soomaaliya.

Ilaa iyo hada Lamana oga sababta ka dambeysa ee loo Rasaaseeyay Gaariga dadka Shacabka ah ay la socdeen.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.