
Paris ( Mareeg News ) kadib marka uu Xulka Faransiiska noqday horyaalka dunida ee kubadda cagta, ciyaar xiiso leh oo kama dambaystii tartanka Koobka Aduunka ah kaga guulaystay afar iyo laba gool xulka Croatia.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA
waxaa magaalooyinka Dalka Franc ka dhacay dabaal dagyo waaweeyn Xaalada ayaa mar qura is badashay kadib markii uu dabaaldaga isku badaly rabshad iyo mudaaharaad Ciidamada Amaanka magaalada Pris ayaa Dadka ku kala eryay Biyo iyo sunta ilmada ka keenta indhaha, Dadka rabshada waday ayaa adeegsanaayay Dhalooyin Gaas lagu shubay oo ay ku tuurayeen ciidanka Booliska.
Madaxweynaha Frnce Macroon Oo ku sugn Wadanka Russia kama hadlin xaalad Ugu dambeentiina booliska ayaa Gacanta ku dhigay tirabadan oo la maleynayoo ineey ka dambeeyeen rabshadihii dhacay.