Faroole, Gaas Iyo Cali Xaaji Warsame Oo Kasoo Gudbay Wareega 1-aad Ee Doorashada Puntland
Garowe, Mareeg.com: Waxaa soo dhamaaday wareega 1-aad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana tartanka isugu soo haray 3 musharrax oo kaliya, waxaana meesha ka baxay 8-dii kale.
1- Cabdi raxmaan Faroole, madaxweynihii hore ee Puntland wuxuu helay: 27 cod
2- Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, R/wasaarihii hore dowladda Federaalka wuxuu halaya: 13 cod
3- Cali Xaaji Wasrame: 12 cod
4- Maxamed Cabdi Nuur Xirsi: 6 cod
5- Shire Xaaji Faarax: 4 cod
6- Cali Cabdi Awaare: 3 cod
7- Cabdullahi Siciid Samatar: 1 cod
8- Cali Cabdulqaadir Yusuf: 0
9- Cabdiweli Maxamuud Gurey: 0
10- Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke: 0
11- Cabdidaahir Maxamed Yusuf Yeey: 0
Waxaa wareega 2-aad ku tartamaya 3-da musharrax ee kala ah:
1- C/raxmaan Faroole
2- C/weli Maxamed Cali Gaas
3- Cali Xaaji Warsame
Mareeg.com
Comments are closed.