Farmaajo: Xukuumada cusub waxaa lagu dhisay dan gaar ah waana niyad-jab

Read Time:36 Second

Mareeg.com: R/wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa niyad-jab ku dhacay umadda Soomaaliyeed ku tilmaamay xukuumadda cusub ee uu habeen hore Muqdisho uga dhawaaqay RW Cumar C/rashiid Cali Sharmarke.

Farmaajo oo wareysi siiyey KKN, ayaa tilmaamay in la jebiyey dastuurka dalka, islamarkaana golaha wasiirada ee lagu dhawaaqay u muuqdaan kuwa uu soo magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sidoo kale Farmaajo xusay in weli danaha gaarka ah weli laga hormarinayo danta guud “Xukuumadihii fashilmay iney ka qeybgalaan xukuumadaan waxey muujineysaa in dano shakhsi la wado, wixii horana aan cashar laga baran” ayauu yiri Farmaajo.

Xukuumadda cusub waxaa shalay ka horjeestay Xildhibaano ku mdioobay Kutlada loogu magac daray “Ilaalinta iyo Badbaadinta Qaranka”.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %