Fanaan Maxamed Axmed Kuluc oo geeriyooday

Mareeg.com: Fannaankii Caanka ahaa Maxamed Axmed Kuluc, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa kaddib markii uu in muddo ah Xanuunsanayay.

Agaasimaha Cisbitaalka Hargeysa,a yaa saxaafadda u sheegay in Marxuumku ku geeriyooday Qaybta Gargaarka degdeg ah ee Cisbitaalka ka dib markii Neeftu qabatay.

Fannaanka Maxamed Axmed Kuluc wuxuu ka mid ahaa Fannaaniinta Caanka ka ah ee laga wada yaqaanay gayiga Soomaalidu degto, waxaana uu Fanka ku soo biiray sanadihii 50-meeyadii.

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245