Fal Naxdin iyo argagax leh oo maanta ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Fal Naxdin iyo argagax leh oo maanta ka dhacay Muqdisho

Waxaa maanta Xaafadda Sarkuusta ee duleedka Muqdisho Nin horey u Xanuunsanaan jiray uu ku  hubeysnaa toorey (Mindi) ku gowracay Xaaskiisa.

Ninka gowcaray Xaaskiisa ayaa waxaa lagu magacaabaa Calas Geelle Salaad,iyadoo horay u xanuunsanan jiray, balse la qur’aan saaray, kadibna sidaas uu ku gowracay Xaaskiisa .

Allaha u naxariistee gabadha uu dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Hidaayo, waxayna u dhashay illaa Afar carruur ah,iyadoona gacanta lagu soo dhigay Ninkii ka dambeeyay falkan.

Maydka Marxuumadda ayaa hadda la geeyay Xarunta Dambi Baarista Ciidanka Booliska ee CID-da.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!