Sawirro: Faantan Maroodi maxaad ku qiimeyn laheyd?
Mareeg.com: Dalka Thailand oo ka mid ah dalalka Asia waxaa laga helay ilaa 4 Tan oo ah Faanta Maroodiga oo la mamnuucay ka ganacsigeeda.
Faantan faraha badan oo ku jiray jawaano ayaa la sheegay iney qiimo ahaan gaarayaan ilaa $6 Milyan dollar oo lacagta Mareykanka ah.
Mareeg Media
Comments are closed.