Faah faahin kasoo baxeysa Weerar lagu dilay Saraakiil Shabaab ah oo ka dhacay

Read Time:25 Second

Maamulka Jubaland ayaa xaqiijiyay in ay dileen saraakiil ka tirsan Al-shabaab kadib howlgal ciidamada maamulka Jubaland ay ka sameeyeen duleedka degmada Buurdhuubo.

Ilaa iyo laba horjooge oo ka tirsan Shabaab ayaa la sheegay in ay ku dhinteen howlgalkaas,waxaana la sheegay in gacanta lagu dhigay dagaal yahano kale sida ay sheegayaan saraakiishab maamulka Jubaland.

Ma ahan markii ugu horeysay oo sidaan oo kale howlgal loogu dilo Saraakiil ka tirsan Dagaalamayaasha Al Shabaab,kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %