Mareeg Media
Somalia

FAAH FAAHIN: Qarax ka dhacay Bosaso

188

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.

Waxaa uu  qaraxu ka dhacay afaafka hore ee xarunta maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay ilaa 5 ruux oo qaarkood lagu sheegay shaqaalaha maxkamadda askar iyo dad shacab ah inkastoo aan faahfaahin dheeriya weli laga helin.

Wararka qaar waay sheegayaan in qaraxa lala beegsaday gaariga guddoomiyaha maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Bari Abukar Cabdinaasir

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!