Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee  Axmed C/qaadir Xuseen Madaxeey oo ahaa rayid Garaash Gaadiidka lagu sameeyo ku lahaa Xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir.

Dableey ku hubeysneed bastoolado ayaa la sheegay inay dilka u geysteen Marxuumka ,kuwaas oo dilka ka dib Goobta ka baxsaday.

Ilaa iyo hada lama Oga Sababta loo beegsaday ninkaasi Garaashka gaadiidka lagu sameeyo ku lahaa Xaafadda Cali Kamiin waxaana dilkiisu uu ku soo aadayaa xilli Magaalada Muqdisho ay ku soo bateen dilalka Qorsheysan ee laga geysanayo.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!