Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dil Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

Read Time:23 Second

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Suuqa weyn ee Bakaaraha ku toogtay Ganacasade Cismaan Aadan Qalab Xoor oo ka mid ahaa Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha.

Kooxihii toogashada geystay ayaa la sheegay in ay goobta ka carareen .

Cismaan Aadan Qalabxoor ayaa maalmo ka hor waxaa uu ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa la sheegay inay gaareen Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya waxa ayna halkaasi ka sameeyeen howlgal lagu raadinayo Kooxihii dilka ka dambeeyay.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.