Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Maanta Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid

Read Time:27 Second

Waxaa maanta barqadiid Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu dilay Allaha u Naxariistee Nin la sheegay in uu aha dad deegaanka. 

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay dilka u geysteen Ninka maanta lagu Degmada Yaaqshiid waxaana durbo goobta ka baxsaday kooxda dilka geysatay,

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidanka Nabad Sugidda iyo kuwa maamulka Degmada Yaaqshiid waxaana halkaasi ay ka bilaabeen howlgal lagu raadinayo dadkii ka dambeeyay dilka Ninka la sheegay in uu ka mid ahaa dadka deegaanka Degmada yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %