Faah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Read Time:31 Second

Xaafadda Daallo ee Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa halkaasi lagu dilay Qof Shacab ah.

Waxaa la sheegay in dilka uu ka dhacay goob Bosteejo ah oo gaadiidka basaska laga raro oo ku taalla Xaafadda Daallo,waxaana uu ahaa qofka la dilay rayid.

Kooxo watay Bastoolado ayaa la sheegay in dilka ay u geysteen  Qofkan rayidka ahaa,iyago goobta ka baxsaday dilka kadib,waxaana durbo halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

Lama oga dilkaasi sababta ka dambeysay ee ruuxaasi dhalinyarada ahaa loo dilay, balse dadkii goobta joogay waxa ay sheegeen ninkaan inuu Busteejada caan uu ka ahaa, lacagna uu ka aruurin jiray.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %