DEG DEG:-Duqa Muqdisho Oo Magacaabay Guddoomiye Cusub
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa xilkii ka qaaday guddooyaha degmada Waaberi,isaga oo guddoomiye cusub u magacaabay degmadaas.

Comments are closed.