Eedeysanaha lala xiriirinayo Weerarkii Liido oo la sheegay in la qabtay.

Read Time:34 Second

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu haysto Dhalashadda dalka Holland, waxaana lala xiriirinayaa Is-qarxintii bartamihii bishii February ee sannadkii hore lala beegsaday Hotelka Central Hotel ee magaalladda Muqdisho, taasi oo ay Hay’addaha Ammaanka sheegeen inay geystay Haweeney la oran jirey Luul Axmed Daahir, oo haysatay Dhalashadda dalka Holland.LIDO3

Weriye Madax-bannaan oo lagu magacaabo Harald Doornbos, kana faallooda Arrimaha Dagaalladda ayaa haatan ifiyey in ay Luul Axmed Daahir ahayd Xaaskii Ismaaciil Muuse Axmed Guuleed, kaasi oo la rumeysan yahay inay Hay’addaha Ammaanka ee Dowladda Federalka habeen hore ku qabteen Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xeebta Liido.CCTVWEERARKII-LIIDO-4

Muuqaalladda Kamireeyooyinka Qarsoon ee CCTV oo horey loo baahiyey  ayaa waxay muujinayaan iyadoo Ibrahim Muuse Axmed wato Laptop.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.