Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacay Duleedka Jamaame * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacay Duleedka Jamaame

Diyaarado Dagaal ayaa lagu soo waramayaa in Duqeymo xoogan ay ka geysteen Duleedka Magaalada Jamaame.

Duqeyntan ayaa la aaminsan yahay in ay fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Mareykanka, maalin un kadib markii Askari ka soo jeeda Mareykanka lagu dilay Weerar ka dhacay Duleedka Kismaayo.

Afhyeenka Wasaarada Amniga ee Soomaaliya, Cabdi Casiis Xildhibaan ayaa sheegay in Weerarkaasi lagu soo wargeliyay Dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in duqeyntu ay jawaab u aheyd Weerar Shalay lagu dilay Askari ka tirsan Ciidanka Mareykanka, halka 4 kalena lagu dhaawacay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!