Duqemymo diyaaradeed oo ka dhacay tuulooyin ka tirsan Sh. Hoose * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Duqemymo diyaaradeed oo ka dhacay tuulooyin ka tirsan Sh. Hoose

Mareeg.com: Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in duqeymo xoogan laga maqlay deegaanada Toora Toorow iyo Ambariiso ee gobolkaas.

Dadka ku dhaqan deegaanka Toora Toorow oo degmada Afgooye ka tirsan, ayaa sheegay iney saaka ku soo kaceen hugunka daryanka duqeymaha culus ee lala eegtay, kontorool ay Alshabaab ku lee yihiin deegaankaasi.

Sidoo kale, Ambariiso oo degmada Baraawe ka tirsan, ayaa sidoo kale laga maqlay dhowr gantaal oo lala beegsaday kontorool kale, oo Shabaabku ku lee yihiin wadada 1-aad ee laga galo deegaankaasi.

C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxa uu xaqiijiyay duqeymaha maanta lala beegsaday fariisimaha Shabaabku ku lee yihiin Gobolkiisa.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir, C/qaadir Maxamed Nuur “Siidii”, ayaan faah faahin badan ka bixin duqeymahaasi, balse wuxuu sheegay soo faah faahin doonaan.

Duqeymaha ka dhaca gudaha Soomaaliya oo inta badan uu geysto Mareyk

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!