
Read Time:24 Second
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa
uu si rasmi ah u shaaciyey in uu hakad ku yimid saldhigii dawlada Imaraadka carabtu ka dhisanayeen magaalada Berbera
Sidoo kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu beeniyey in uu isagu diray warqad uu ku hakinaayo saldhigaas , balse ay jiraan xidhiidho dhex maray Imaraadka oo ku saabsan sidii loo qabyo tiri lahaa waxii qabyo ah ee jira , Wasiirka ayaa sidan ku sheegay Wareysi uu siiyey telefishan SAAB TV

About Post Author
A warsame
Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame
Whatup :+447737886245