Dowladda Somalia oo Amaro dul-dhigtay Hay’ado ka howlgalla dalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dowladda Somalia oo Amaro dul-dhigtay Hay’ado ka howlgalla dalka

Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka.

Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay oo ku qoran luuqada Ingiliishka uuna ku saxiixan yahay yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay’adaha Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka la faray inay u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomalaiya,isla markana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ku qoran luuqa Ingiliish-ka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!